Duration 6:53

Calaamadaha Ay Leeyihiin Dadka Sida Dhabta Ah Iskugu Kalsooni | 8 Calaamadood

351 899 watched
0
15.2 K
Published 20 Sep 2019

Hada Dalbo Oo Hada Hel Buugaagta Ugu Saameynta Badan Leh ee Wax Ka Barro Channel: Sida Loogu Guulaysto Waxkasta Oo Aad Rabto Nolosha: https://bit.ly/3z699O8 Sheekooyinka Dhiirigalinta Leh Ee Dadkii Guulaha Gaadhay: https://bit.ly/3OFr9EO Sida Loogu Qofka Ku Jecel Saacad Gudaheed: https://bit.ly/3cPsb3W Sida Dhawr Cisho Gudahood Loogu Ilaawo Qof Aad Jeceshahay: https://bit.ly/3oyDYGi Ka dalbo Hada Whatsapp: +252634033789

Category

Show more

Comments - 221
  • @
    @mohamudjibrilahmed19335 years ago Golden words thank you for your inspiration. 17
  • @
    @amiin00135 years ago Masha allah waxan noqday manta qof u horeyay ee comment so qoro masha allh. 27
  • @
    @hadadi83783 years ago 1. Body signs
    2. Being calm
    3. Dont respond to negativity
    4. List <span id="hidden1"en more than talking
    5. They never do excuses for their
    6. Say no to what they dont need
    7. They do exercises
    8. Ask for help when in need
    .
    ...Expand 7
  • @
    @cabdirabisaleban1265 years ago Hdii aad chanelkena jecezhahay plz ana like izaar
    wna jimce nabiga ku zaliya
    scw.
    139
  • @
    @fardowsaabdullahi21534 years ago Alxmdulilah calamadahan wan leyahey cadow badana wan leyahey shaqadey muqalkeyga nolasheyda guud kaxun uma jojiyo iney lugaha iqabtan weyjecelyahiin janis . ...Expand 5
  • @
    @fuadztevan72375 years ago Wll hadaad hooyo daa jecshy
    taabo plz.
    21
  • @
    @nemodiamond64015 years ago Wlhi inta badan dabeecadaha wan leeyahay alhamdulilaah kalsooni buuxdan naftayda kuqaba. 48
  • @
    @amiinhaibe5 years ago Thankz macalin
    in kasta oo aad ayaamahan barnaamijyada aad nagala soo daahdo.
    8
  • @
    @muftaaxmedia58905 years ago Alx dhamaan waan leyahay calaamadahaan alle ayaa mahad iskaleh
    mahadsanid walalkey.
    4
  • @
    @nemodiamond64015 years ago Tababare loo xiisay mahadsanid macalinkaygii abdirisak farah awed. 19
  • @
    @manunited70465 years ago Masha alaah sxb aad baan kusukayay malmahaan video yataata. 12
  • @
    @ugaaskagabdhisaa79545 years ago Mahadsanid kunjer wax badan ban kafaida. 7
  • @
    @fatimasundus55675 years ago Thanks wllkay runtii wanka helaa sida quruxda badan eed wax noogu soo gudbiso. 5
  • @
    @siijacadeeditingvlog5 years ago Masha allah ustaad c/risaaq faarah wan rabay xaaladan. 2
  • @
    @foosiomer3974 years ago Msha allah abdirisaq faarax
    ino sookordhi barnaamishka wax ka baro.
    1
  • @
    @WEHELCHANNEL5 years ago Nolosha dhalinyaro badan ayaad wax ka badashay abdririsaaq farah waxaanan kugu bogaadinayaa muqalada noocaan ah in aad xooga saarto ee ah dhisida iyo tababarka qofka aadamaha ah. 8
  • @
    @ubahindho34145 years ago Mansha allah mahadsanid abdirisaaq farax waa talo dhaxalgalah. 1
  • @
    @abdinali23094 years ago Hadan gabar ahay gacmaha gadaal geynkaraa waan xishoonaa bee. 1
  • @
    @rahmasheikhdon11535 years ago Maasha allah wll waxa tahy qof wax laga faaido. Allaha ku xifdiyo.
  • @
    @fardowsafagaase21145 years ago Waan ka mahadinaynaa muuqaalladaada ustaadkeenna.
  • @
    @abdisameahmed91873 years ago Masha aalah cilmi baaristaan aad aan u wafaqay.
  • @
    @marwodagan68965 years ago Channel wax badan aan ka faaiido mansha allah alle haku xafido wll. 6
  • @
    @howareyoudoing54485 years ago Waa tusaalayaal wax ku oola wax kamida waan is ticmaalaa inta iga dhimana waan ku darsanaya hada kadib thank you brother.
  • @
    @sucdiali67575 years ago Jimco qurux bdn qof walbo qoralkan like saaro. 45
  • @
    @samirzainkiimran75675 years ago Mahadsanid warkaagana waankuuqirey iney dhab tahay.
  • @
    @abdillahidiba1823 years ago Masha allah wax badan ayin kafayiday mahadsanin wll.
  • @
    @barlinyusuf34615 years ago Man sha allah walaalo dadka dhiiri geli. 3
  • @
    @AhmedSalah-wi4ev4 years ago Ma lihi calaamadahan hal ka mid ah waa quruxbadanahay lkn iskuma kalsooni kalsoonidu marka caruurta layahey ee lasoo korayo ayey kaa dhiman kartaa ama kuu dhismikartaa. 1
  • @
    @sayidcumar65365 years ago Mahadsanid bro qof wax badan kafaiidey keep going. 10
  • @
    @Ipratropium2 years ago Macalin, one day you will reach 1million, insha allah. 2
  • @
    @justinbeiber10475 years ago Videogan waxaan sugayay_ 3 months
    baad u mahadsantahy macalin.
    17
  • @
    @nazaaraweis5135 years ago Walaal aad ayaad ugu mahadsan tahay vedio gaan laakiin waxaa kaa qaldan in aad dhaho qofka la jareeya hadalka waa qof aan isku kalsoo neen laakiin qofkaasi . ...Expand 2
  • @
    @zakihanadbishaar53775 years ago M. A wll waan kahelay muqalkan wayo waxad bakahadashay runta ani waxan kamid ahay kuwa is ku kalsoon ayaan kujiraa alxamdulilaah.
  • @
    @anasdhacow89475 years ago Pro ku aaminsanahay walhi keep going wax kabaro.
  • @
    @hopeandhappy44335 years ago Waxan ku farxsanahy inan helo channel somali ah o sidan waxwalba u sharaxaya halka an marwalba english ku dawado video yadano kale manta kadib la iguma ogo jizakalah khayr wll hore usoco. 2
  • @
    @habiibamohamed61915 years ago Wllkey wax bdan ayan ka faaidey. Marwalba oo andawanayana wanku duuceeya wayo wey ii anfaacen.
  • @
    @Rahmaa6495 years ago calamadahas qeyb kamida hadad ledahay dhac kusii 38
  • @
    @muhammadsalal88305 years ago Waad ku mahad santahay macalinka waan isku kalsoonahay aad. 1
  • @
    @sumayailkacas25515 years ago Wllo waxan. Donyaa baad kahadshaa thnks. 5
  • @
    @asmadaauus2805 years ago Waa chanelka kaliya een like iyo comment kabixiyo horay usoco brather jasaakallaah.
  • @
    @ruqiaabdikareim72573 years ago Kalsoonidu waa ku ganacsanaanta naftaada. 6
  • @
    @cabdimuuse60085 years ago Qatar wlh nooso badi kaabo arimaha jaceylka. 1